Isku aadka wareega 16-ka ee Copa del Rey oo la soo saaray

Image

Waxaa la soo saaray isku aadka wareega 16-ka ee Copa del Rey waxaana isku beegmay kooxo aan la fileyn dhamaan kooxaha waweyn ee horyaalka Laliga ayaan isku arki doonin tartankan wareega 16-ka.

Barcelona oo sanadkii la soo dhaafay hanatay tartanka Copa del Rey ayaa waxay la ciyaari doontaa kooxda Celta Vigo oo todobaadkan bar-baro ay ku soo kala baxeyn kulan ka tirsanaa horyaalka Laliga ee dalka Spain.

kooxda difaacaneysa horyaalka Laliga ee Real Madrid ayaa ku beegantay kooxda Numencia oo ka ciyaarta heerka labaad ee horyaalka ee Horyaalka Spain.

Atletico Madrid oo kamid ah kooxaha ka ciyaara heerka koowaad ee horyaalka Laliga ayaa iyana ku beegantahay kooxda Lleida oo ka ciyaarta heerka labaad ee horyaalka Laliga.

Akhriso sida ay isugu beegmeen kooxaha wareega 16-ka ee Copa del Re

Formentera vs Alaves

Atlético de Madrid -vs Club Lleida Esportiu

Numancia -vs Real Madrid

Celta Vigo vs Barcelona

Cádiz vs Sevilla

Leganés vs Villarreal

Las Palmas vs Valencia

Espanyol vs Levante

GAROWE ONLINE

Related Articles

Guuldarradii Norway Kaddib, Neymar oo Ka Fariistay Ciyaaraha Caalamiga ah

Waa gooldhaliyaha ugu sarreeya taariikhda xulka Brazil, isagoo jabiyay rikoor ay muddo dheer haysteen halyeeygii kubadda cagta Pelé.

  • Cayaaraha

    06-07-2026

  • 05:45AM

Madaxa Xiriirka Kubadda Cagta Falastiin oo loo diiday gelitaanka Mareykanka

Infantino ayaa toddobaadkan sheegay in FIFA ay isku dayday inay xaliso dhibaatooyinka la xiriira fiisooyinka.

  • Cayaaraha

    13-06-2026

  • 09:44AM