Arooska ugu qaalisan Adduunka oo ka dhacaya Ingiriiska [Sawirro]

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

LONDON - Xafladda ay ku aqalgayaan Boqor Prince Harry iyo Meghan Markle oo ah gabar Jilaa Aftaanta Hollywood Mareykanka ah ayaa hadda ka soconeysa Aqalka boqortooyadda Ingiriiska Windsor Castle, halkaasoo ay ku sugan yihiin marti sharaf badan.

Xafladda oo lagu wado inay si toos ah ay ubilaabato 16:00 oo Galabnimo waqtiga Geeska Afrika ayaa waxaa hada soconeyso soo dhawaynta martida kala duwan ee lagu casuumay ka qeybgalka Aroos boqoreed qiimaha badan.

Waxybaabaha xiisaha u yeelaya Arooskaan ayaa waxay tahay in xubin ka tirsan Boqor-tooyada Ingiriiska uu guur-sanayo markii ugu horeysay Gabadhii kaasoo jeeda dal aan UK ahayn, hadana asalkeeda uu yahay Afrikaan.

Dadka caanka ah ee ka qeybgalay ayaa waxaa kamid ah David Beckham oo ah ciyaaryahan hore oo kubada cagta ah iyo xaaskiisa Victoria Beckham,

Sidaasi si lamid ah waxaa kamid ah Idris Elba oo ah Jilaa British ah iyo xaaskiisa Saabiriin Dhoore oo ah Gabar asalkeedu Soomaali yahay.

Wadarta guud ee dadka kasoo qeybgali doono Xafladda ayaa waxay gaarayaa in ka badan 12,000 oo qof, waxaana uu socon ay ka qeyb qaadan doonaa dhacdooyin kala duwan oo inta ay xafladda socoto la sameyn doono

Nikaaxa, Faraanti geliska iyo waliba marka ay Baabuurka sii baxayaan ayaa kamid ah waxyaabaha dadka ka qeybgalaya Xafladdaan nasiibka uyeelan doonan inay goobjoog ay ka noqdaan, islamarkaana khibrad ay ka qaadan doonan.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Trump oo Iran siiyay fursaddii ugu dambeysay si ay uga badbaado weerarro cusub 

Xiisadda ayaa weli ka taagan marin-biyoodka Hormuz, oo ah marin ay maraan qayb weyn oo shidaalka caalamka.

  • Caalamka

    04-08-2026

  • 07:09AM

Taliyaha Sirdoonka Turkiga oo la kulmay Hoggaamiyaha Xamaas

Kulanka ayaa lagu adkeeyay dadaallada Turkiga ee lagu mideynayo taageerada caalamiga ah si loo soo afjaro dagaalka Gaza.

  • Caalamka

    04-08-2026

  • 06:55AM