21 xildhibaan oo guddoonka barlamanka PL ka dalbadey kulan deg deg ah

Image

May 12, 2015 (GO)- Kow iyo labaatan xildhibaan oo ka tirsan barlamaanka Puntland ayaa usoo gudbiyey guddoonka barlamaanka qoraal ay kaga dalbanayaan in barlamanku yeesho kulan deg deg ah kahor inta aan la gaarin bisha June 15-keeda, markaasoo uu furmi doono kal-fadhiga 35-aad ee golaha wakiilladu. 

Xildhibaannada ayaa dalbanaya in laga wada tashado xaaladaha ammaanka, dhaqaalaha iyo siyaasadda Puntland oo sida ay ku doodayaan xilligan meel xun maraya. 

Qoraalka maanta loo gudbiyey guddoonka barlamanka oo nuqul kamid ahi soo gaarey Garowe Online ayaa u qornaa sidan: 

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM