Afguduud oo loo soo magacaabay taliyaha booliska Puntland

Image

August 7, 2015 (GO)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxmed Cali Gaas ayaa xilka ka qaaday taliyihii hore ee booliska Puntland Maxamed Siciid Jaqanaf.

Gaas ayaa taliyaha cusub ee booliska usoo magacaabay Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf (Afguduud) oo horay xilal kala duwan uga soo qabtey laamaha ammaanka Puntland.

Afguduud ayaa muddooyinkii u dambeeyey si weyn loo hadal hayey in xil loo dhiibi doono.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM