Barnaamijka Ciida iyo hambalyada Fanaaniinta Soomaalida [Dhagayso]

Image

July 17, 2015 (GO)- Radio Garowe ayaa maanta oo Jimce ah waxay waraysiyo kala duwan la yeelatay fanaaniin Soomaaliyeed oo kala jooga dalka iyo dibadiisa, kuwaasoo ka qayb galay barnaamijka ciida.

Ayuub Cabdikariim Cali (Nadaara) oo ka mid ah wariyaasha ka howlgala Radio Garowe ayaa barnaamijkan oo shacabka loogu talo galay daadihinaya, wuxuna fanaaniinta ka waraysanayaa heesaha ay qaadeen iyo kuwa ay ciida ugu talo galeen.

Mamulka iyo shaqalaha Radio Garowe, waxay umadda Soomaaliyeed u dirayaan hambalyo ku aadan munaasibadda ciida.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM