Degmada Jiriiban oo dadaal ugu jirta ilaalinta degaanka [ Dhageyso]

Image


JARIIBAN, Jan 17, 2015 [GO]- Degmada Jariiban gobol Mudug waxaa golaheeda deegaanka maanta soo badhigeen caws la sheegay in loo in laga iibiyo Geelasha fadhiya magaalada Gaalkacyo.

Xildhibaan Tahliil Jaamac Warsame oo kamid ah golaha deegaanka ayaa Idaacada RG wax ka waydiisay cawska ay soo qabteen isaga oo xusey in halgaari oo buuxa ahaa.

Waxgaradka degmada Jariiban ayaa horay u soo saaray ganaaxyo lagu ilaalinayo Ugaarta iyo dhirta la soo jaro iyadoo taasi sahashay in duurjoogta qaarkood kusii noolaadaan degaankaas.

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM