Dhegeyso: khudbadii Madaxweyne Gaas ee xuska Kowda August

Image

August 2, 2015 (GO)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali "Gaas" ayaa shacabka reer Puntland ugu hambalyeeyay 17 sano guuradii ka soo wareegtey asaaska Puntland, wuxuuna xusay in Puntland gaartey guulo waaweyn oo ay ku faani karto.

Khudbad uu Madaxweynuhu ka jeediyey munaasabad xalay ka dhacday madaxtooyada Garowe ayuu ka hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin: amniga, dhaqaalaha, xiriirka Puntland iyo federaalka; kobcinta kaabeyaasha dhaqaalaha iyo dimuraadiyeynta Puntland.

HALKAN KA DHEGEYSO khudbaddii Madaxweynah oo dhameystiran.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM