Dhismaha Bangiga Dhexe ee dowladda Puntland oo la balaarinayo

Image
Image
Image
Image

GAROWE, Puntland - Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kormeeray dhismaha cusub ee lagu kordhinayo Bangiga Dowladda iyo xarunta Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare sida Madbacadda iyo qeybaha kale ee Wasaaradda.

Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa mid mid u booqday qeybaha kala duwan ee xafiisyada iyo sida shaqadu u socoto, waxaana uu warbixin ka dhegaystay masuuliyiinta xarumahaasi, isagoo ku bogaadiyey in la dardargeliyo shaqooyinka loogu adeegayo dadweynaha.

Madaxtooyada Puntland

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM