​Diyaar-garow xooggan oo Garowe ka socda [Sawirro]

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

GAROWE, Puntland- Diyaar-garow xooggan ayaa kasocda magaalo madaxda Puntland ee Garowe, waxaana mashquul siyaado ah soo food saaray waddooyinka halbowlaha ah ee dhexmara magalada kuwaas oo ay buux dhaafiyeen dad iyo baabuur.

Mashquulkan ayaa yimi 10-kii dambe ee bisha Ramadaan, waxaana dadweynuhu isu diyaarinayaan maalinta ciida ee fooda nagu haysa.

Camerada Garowe Online, ayaa galabta soo dhexmartay wadada ugu mashquulka badan ee magaalada Garowe, waxayna dareenkooda weydiisay qaar kamid ah shacabka iyo ganacsatada suuqyada.

Bulshada ayaa aad usoo dhaweeyay maalinta ciidda ee qadarta yar inaga xigo, waxayna intaasi ku dareen inuu jiro sicir barar dhanka suuqa ah.

Qaar kamid ah ganacsatada ayaa GO u sheegay in sannadkii kii hore ka yara badalanyahay kalkan iyagoo xusay in badeecadu sare u kacday islamarkaana iibka suuqo uu hooseeyay.

Maalinta Talaadada ama Arbacada ayaa lagu wadaa in laga Ciido waddamada muslimka ee dunida guudkeeda saaran.

GAROWEONLIN

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM