​Dood laga sameeyay dimuqraadiyadda Puntland

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

GAROWE- Warbaahinta Radio Garowe, ayaa dood ka samaysay arrimaha ku aadan guddiga doorashooyinka dhawaan lagu dhawaaqay iyo qaabka ugu haboon ee u hirgali karto dimuqraadiyaynta Puntland, maadama hadda u joogsadeen carqalado kaga yimi siyaasiyiin diidanaa in loo gudbo nidaamka Axsaabta badan.

Doodda oo lagu casuumay wasiir ku xigeenka wasaaradda dastuurka iyo dimuqraadiyaynta Puntland, Cabdiraxmaan Ismaciil (Filibiin), Agaasimihii hore wasaaradda waxbarashada Puntland, Maxamed Cabdiwahaab, Asaasaha Mareegta Garowe Online Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed "Farole", iyo Dr Sulub oo wax ka qoray arrimaha hogaaminta wanaagsan "Good leadership". 

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM