Doorashadii duqa Garowe oo lagu kala guuleystey

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

20 August, 2015 (GO)- Duqa magaalada Garowe waxaa ku guuleystey Xasan Goodir oo kamid ahaa musharaxiinta xilka duqa magaalada Garowe.

Doorashadaan ayaa qaadatey natiijo aan laga fileyn iyadoo gudoomiyaha degmada KMG ah ee dhowaan uu magacaabey madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas Axmad Siciid Geele (Shoodhe) waayey xilkaan.

Cawil Shiikh Xaamud oo kamid ahaa musharaxiinta ugu cad cad ayaan isagana  ku guuleysan xilkaan uu qabto kadib marki wareegii ugu dambeeyey  looga adkaadey 12 cod iyo 15 cod. 

Madaxweynaha oo kala eryey golaha degaanka Garowe mudo labo bilood ku dhowaad ayaashacabka gobolka Nugaal cadaadid ku saareen in xukuumada magacowdo golaha degaanka.

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM