Dowladda Puntland oo tacsi u dirtey qoyska Ra'isal Wasaaraha

Image

February 12, 2015 (GO)- Dowlada Puntland ayaa ka tacsiyeysey geerida hooyo Ruqiyo Macallin Daahir oo ahayd marwada madaxweynihii hore ee Somalia Cabshirashiid Cali Sharma'arke iyo hooyada dhashay Ra'isal Wasaaraha Dowlada Federaalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke.

Qoraal kasoo baxay madaxtooyada ayaa tacsi loogu direy qoyska Ra'isal Wasaraha. Qoraalkaas oo nuqul kamid ah Garowe Online lasoo gaarsiiyey wuxuu u qornaa sidan:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM