Fanaanka Axmad Naaji oo wareysi gaar ah siiyey Garowe Online

Image

GAROWE Jan 11,2015 [GO]- Warsidaha Garowe Online ayaa fursad u heley in fanaankaan siiyo wareysi kooban uu kaga waramayo taariikhdiisa kadib markii booqasho gabaan uu ku yimid magaalo madaxda Puntland ee Garowe Jan 7,2015.

Axmad Naaji Sacad oo kamid ah suugaanleyda kooban ee ka hartey fanaantii hore ee Somalia ayaa weli ka shaqeeya sidii dalka dib-isugu soo noqon lahaa isagoo jeebkiisa ka bixiya maaliyada kaga baxda halgankaas.

Fanaanka weyn ayaa safarkiisu ahaa kii labaad ee uu ku yimaado Puntland isagoo taaikhdiisa kooban ka hadlaya, daawasho wacan.

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM