Gaas oo la kulmay safiirka Switzerland ee Somalia

Image

05 September, 2015(GO)-Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa kulan kula yeeshay magalada Nairobi dalka Kenya safiirka Switzerland ee Somalia Langen bacher.

Labada mas'uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac, waxaana uu sheegay in Puntland gaartay hormar baaxad leh.

Dhinaca kale, Gaas ayaa la kulmay xubno ka tirsan beesha caalamka oo ku sugan Kenya, waxayna kawada hadleen  xaaladda Somalia iyo sidii loo xoojin xiriirka Puntland.

Madaxweynaha  Puntland aya dalka Kenya uga qayb galaya shir looga hadlayo hormarinta kaabayaasha dhaqaalaha Puntland.

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM