​Garoonka diyaaradaha Garowe oo meel wanaagsan shaqadiisu marayso [Sawirro]

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

GAROWE- Waxaa meel wanaagsan maraysa dhismaha Garoonka diyaaradaha ee Garowe International Airport, waxaana haatan socota dhismaha dhabada diyaaraduhu ku ordaan, iyadoo la dhammeeyay wajigii koowaad.

Wakiilka Warsidaha Garowe Online, ayaa booqday madaarka waxaana noo suuro gashay inaan kasoo qaadno sawirro muujinaya sida shaqadu u socoto.

Garoonka oo ay dhisayso shirka Turkish ah, waxaana xubno aan la kulanay noo sheegeen inaysan jirin wax caqabad ah oo soo wajahday mudadii howshu socotay.

Qaar kamid ah howl wadeennada ayaa sidoo kale GO, u sheegay in garoonka dhismihiisa lasoo gaba gabeyn doono waqtigii loo asteeyay, iyagoo intaasi raaciyay in dhabaha diyaaraduhu ku ordaan laga dhigi doono Afar lakab oo isa saaraan, taasoo hadda lasoo afmeeray wajigii koowaad.

Muddo sannad ah ayaa loo qabtay in lagu dhammaystiro dhismihiisa, waxaana hadda tagay kala bar waqtigii loo asteeyay, xilliga la dhammeeyana waxuu noqonayaa garoonkii labaad ee caalami ah oo Puntland yeelato, waxaana mashruuca lagu dhisayo ahaa kuwii ay wareejisay xukuumaddii hore madaxweyne Farole.

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM