Garowe: Madaxweyne Gaas oo su'aalo la weydiiyey [Dhegeyso]

Image

March 31, 2015 (GO)- Jaamacadda Bariga Afrika qaybteeda magaalada Garowe waxaa maanta lagu qabtey barnaamij su'aalo lagu weydiiyey Madaxweynaha Puntalnd Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Waxyaabaha Madaxweynaha wax laga weydiiyey waxaa kamid ah xaaladda ammaanka, dhaqaalaha iyo soo celinta gobollada maqan.

Su'aalaha oo aan toos loo waydiineyn madaxweynaha Puntland ayaa waxaa akhriyey afhayeenka xafiiska madaxtooyada.

IMG_3616

IMG_3612

IMG_3663

IMG_3673

IMG_3675

IMG_3692

IMG_3703

IMG_3717IMG_3725

IMG_3725IMG_3725

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM