Golaha Wasiirrada PL oo ka hadlay guddiyada DF ansixisey

Image
Image

July 9, 2015 (GO)- Shirka Golaha Wasiirrada Dawladda Puntland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa maanta looga hadlay xaaladda ammaanka, dudiyada ay ansixiyeen Baarlammaanka Dawladda Federaalka, Bamaamijka New Deal-ka, xaaladda gobolka Mudug iyo warbixino laga dhegeystey guddiyada.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM