Golaha Wasiirrada PL oo ka hadlay maamulka gobollada dhexe

Image

April 9, 2015 (GO)- Golaha Wasiirrada Punltand ayaa shirkoodii todobaadlaha uga doodey qodobo dhowr ah, waxaana arrimaha Goluhu todbaadkan sida qotada dheer u gorfeeyey kamid ah: xanibaadda shirkadaha  xawaaladaha lacagta ee Kenya, xaaladda ammaanka iyo maqifka Puntland ee ku aaddan maamulka loo sameynayo gobollada dhexe.

Hoos ka aqriso war-saxaafadeed ku saabsan shirka Golaha Wasiirrada oo kasoo baxay madaxtooyada Puntland.

 

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM