Golaha Wasiirrada PL oo ka hadley keenista ciidamada AMISOM

Image
Image

May 13, 2015 (GO)- Shirka Golaha Wasiirrada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha  Cabdixakiin Cabdullaahi  Camey ayaa waxaa looga hadlay safarka Madaxweyne ku xigeenka ee Jubbaland, Arrimaha Amaanka, Gudiyada heer federaal ee Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM