Golaha Wasiirrada PL oo ka shiray hirgelinta nidaamka federaalka

Image

June 11, 2015 (GO)- Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo maanta uu shir guddoominayay Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimo ay kamid ahaayeen: xaaladda amniga, wacyi-gelinta dadweynaha ee dhanka nabadgeliyada iyo hirgelinta nidaamka federaalka Soomaliya.

GAROWE ONLINE

 

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM