Golaha Wasiirrada PL oo ka shirey amniga guud iyo qaraxii Garowe

Image

April 23, 2015 (GO)- Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa waxaa looga hadlay xaaladda guud ee amniga Puntland, qaraxii lala beegsadey shaqaalaha Qaramada Midoobey iyo xaaladda degmada Taleex.

Warsaxaafadeed

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM