Golaha Wasiirrada PL oo ka shirey xaaladda ammaanka
March 12, 2015 (GO)- Golaha Wasiirrada Puntland ayaa magaalada Garowe ku yeeshay kulankoodii Khamiislaha ahaa. Shirka todobaadkan arrimaha diiradda lagu saarey waxaa kamid ah: xaaladda ammaanka, safarkii dhowaan Madaxweyne Gaas iyo wafdigii uu horkacayey magaalada Kismaayo ku tageen, isku-xirka hay'adaha dowladda iyo arimo kale oo badan.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada oo ku saabsan shirka iyo qodobadii ugu muhiimsanaa ee diiradda lagu saarey:
GAROWE ONLINE