Golaha Wasiirrada Puntland oo isugu yimid shir aan caadi ahayn

Image

April 21, 2015 (GO)- Golaha WasiirradaPuntland  ayaa maanta isugu yimid kulan aan caadi ahayn oo uu shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullahi Cumar. Kulanka waxaa intiisa badan diirrada lagu saarey xaaladda guud ee amniga Puntland iyo gaar ahaan qaraxii maalin kahor  lala beegsadey shaqaalaha Qaramada Midoobey.

Hoos ka aqriso war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Garowe:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM