Golaha Wasiirrada Puntland oo ka hadlay sahankii tirakoobka DF

Image
Image
Image

June 4, 2015 (GO)- Golaha Wasiirrada Puntland oo maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa ayaa meel mariyey xeerka ururrada aan dowliga ahayn iyo xeerka ganaax goynta dhirta.

Golaha ayaa sidoo kale ka hadlay xaaladda amniga, kormeerkii Madaxweyne Gaas ku tegey gobollada Bari iyo Karkaar; iyo sahankii tirakoobka dadka Soomaaliyeed ee dhowaan Dowladda Federaalku soo bandhigtey.


GAROWE ONLINE

 

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM