Guddoomiyihii guddiga dib u eegista dastuurka Caasho Geelle oo is casishey

Image

May 6, 2015 (GO)- Guddoomiyihii guddiga dib u eegista dastuurka qabyada ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Marwo Caasho Geelle Diiriye ayaa xilkaas iska casishey.

Shir-jaraa'id oo ay mar dhow magaalada Galkacayo ku qabtey ayey ku sheegtay inay xilkaas ka tanaasushey.

Marwo Caasho oo todobaadkii hore warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in shaqada guddigaasi gaabis noqotey iyadoo u sababeysey khilaafaadka siyaasadeed ee hareery dowladda Muqdisho.

Faah faahin dheeri ah dib ayaan idiinka soo gudbin doonnaa...

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM