Gudoomiyaha degaanka Bacaadweyn oo khilaaf ka taagan yahay [Dhageyso]

Image

BACAADWEYN, April 16,2015 ( GO)- Tuulada Bacaadwayn oo hoos tagta degmadda Gaalkacyo ayaa waxaa ka jira khilaaf dhanka xilka Gudoomiyaha degaanka kadib markii loo magacaabey mas'uul cusub.

Radio Garowe ayaa wax ka waydiiyey khilaafka ka jira degaanka Bacaadweyn Gudoomiyihiin hore Cawil Axmad Cabdi isaga oo ka hadlay sababaha keeney murankaan halka mas'uulka cusub Cabdinaasir Xasan Farax wareysi uu siiyey idaacada  ku shegeey xiliga la doortey iyo qaabka u dhacdey magacaabistiisa.

Dhageyso Gudoomiyaha cusub oo sheegey in xilka loo doortey yahay mid aan khilaaf ka jirin.

Dhinaca kale Idaacada ayaa la hadashey waxgaradka degaankaas oo wax ka waydiiyey khilaafka ka taagan Bacaadweyn waxaana ka hadley Cabdinaasir Warsame Cabdule.

Dhageyso jawaabta odoyaasha degaanka khilaafka Gudoomiyaha tuulada Bacadweyn.

GAROWEONLINE
.

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM