Guddoomiyaha gobolka Mudug oo u jawaabey Galmudug [ Dhageyso]

Image

GALKACAYO May 20,2015 (GO)-Gudoomiyaha gobolka Mudug Cabdulqaadir Shire Faarax oo ka jawaabayey hadal maalinnimadii shalley kasoo yeeray gudoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka la magac baxey Galmudug Aweys Cali Siciid ayaa nasiib daro ku tilmaamey in Galmudug tiraahdo Mudug oo dhan ha agu daro Galguduud.

Cabdulqaadir Shire Faarax ayaa si kulul uga jawaabey hadalkaas mar uu ka hadlayey kulan ay Gaalkacayo ku yeesheen qaar kamid ah nabadoonnada gobolka Mudug.

Dhageyso hadalka Gudoomiyaha gobolka Mudug

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM