Gudoomiyha gobolka Nugaal oo digniin diray [Dhagayso]

Image

22 Octobar, 2015(GO)-Gudoomiyaha gobolka Nugal ayaa maanta ka hadlay shir ay yeesheen guddiga amniga kaasi oo looga hadlayo arrimo khuseeya caasumadda Garowe.

Cumar Cabdullaahi Farole oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay inay kulankaasi ka soo baxay qodobo ay ka mid ahaayeen in la soo xir-xiro shakhsiyaadka lagu soo eedeeyay dhul boobka, duminta dhismayaal laga sameeyay wadada Dr Jimcaale oo horay digniin looga soo saaray iyo qaabkii loola shaqayn lahaa laamaha ammaanka.

Gudoomiyaha gobolka ayaa  codsaday in laga shaqeeyo qaabkii looga shaqayn lahaa ilaalinta ammaanka gobolka.

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM