Hindiya oo soo furatay markab lagu heystay xeebaha Puntland

Image
Koox burcad-badeed Soomaaliya ayaa qafaalatay markabkan bartamihii December sannadkii hore 2023.

GAROWE, Puntland - Ciidanka badda Hindiya ayaa soo furtey markakabkii MV Ruen oo lagu hastay xeebaha goblka Nugaal ee Puntland, sidda ay warisay warbaahinta maxaliga ah ee dalkaas.

Ciidanka Hindiya ayaa wararka aan helayno sheegayan in markabkii MV Ruen ay ka furtaan koox Soomaali ah oo markabka uu u afduubanyahay tan iyo bartamihii December, sannadkii hore 2023.

Dhanka kale, ciidanka Hindiya waxay ku andacoonayaan, inay markabkan ka hor istaageen howlgallo kale oo lagu soo qafaasho maraakiibta ganacsiga ee ku gooshaya biyaha caalamiga ah.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Ciidamada Puntland oo burcad-badeed ka badbaadiyey markab shidaal siday

Sida wararku sheegayaan, burcad-badeeddu waxay dalbanayeen madax-furasho dhan $3 milyan si ay u sii daayaan markabka.

  • Puntland

    29-09-2026

  • 12:18PM

Geerida Xaawo Aadan Cameey: Haldoor taariikh ku reebtay waxbarashada gabdhaha Soomaaliya

Marxuumad Xaawo waxay ahayd aasaasihii iyo agaasimihii Xarunta Waxbarashada Gaalkacyo…

  • Puntland

    14-09-2026

  • 10:12AM