Ciid wanaagsan dhammaan akhristayaasha Garowe Online

Image

October 3, 2014 (GO)- Maamulka iyo hawlwadeenada Garowe Online waxay hambalyada ciidka u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan dadka reer Puntland ee dalka iyo daafaha caalamka ku kala nool.

Shabakadda Garowe Online waxay akhristayaasheeda sharafta leh ee sida tooska ah ugu xiran leedahay " sanadka sanadkiisa xiga, sareediyo guul ku gaara"

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM