Isku-shaandheynta golaha wasiirrada PL oo caawa lagu dhawaaqayo

Image

June 16, 2015 (GO)- Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in lagu dhawaaqo isku-shaandheyn Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ku sameeyey golihiisa wasiirrada.

Saxaafadda ayaa looga yeeray madaxtooyada, halkaasoo la filayo in uu shir-jaraa'id ku qabto af-hayeenka dowladda Cabdulaahi Quraan-Jecel.

Faah faahin dheeri ah ka filo Garowe Online...

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM