Isuduwaha wasaaradda Beeraha gobolka Kar-kaar oo geeriyooday

Image

03 November, 20 15(GO)-Wararka ka imaanaya gobolka Kar-kaar aya sheegaya  inuu geeriyooday Isuduwaha wasaaradda Beeraha Puntland ee gobolkaasi.

Cali Jaamaca Xasan ayaa geeriyooday ka dib markii uu rogmaday gaari uu la socday, wuxuuna ku sii jeeday magalada Bosaso xarunta gobolka Bari.

Shilkan ayaa manta ka dhacay wadada u dhaxaysa Qardho iyo Bosaso, waxaana Isduwuhu la socday gaari rakaab ah.

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM