Khasaaro ka dhashay shil gaari oo ka dhacay degmada Dangoronyo

Image
Shilkaan ayaa ku soo beegmaya kadib markii xalay Roobab daadad wata ay ka da'een Gobalada Puntland.

GAROWE, Puntland - Shil gaari sababay khasare ayaa kadhacay degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal.

Gaariga xamuulka ah ayaa kasoo baxay magaalada Bosaaso wuxuuna u socday magaalada garoowe, burburka gaariga iyo hantida marka laga yimaado ma jiraan wax dhimasho iyo dhaawac ah.

Shilkaan ayaa ku soo beegmaya kadib markii xalay Roobab daadad wata ay ka da'een Gobalada Puntland, gaar ahaan Gobalka Nugaal.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Ciidamada Puntland oo burcad-badeed ka badbaadiyey markab shidaal siday

Sida wararku sheegayaan, burcad-badeeddu waxay dalbanayeen madax-furasho dhan $3 milyan si ay u sii daayaan markabka.

  • Puntland

    29-09-2026

  • 12:18PM

Geerida Xaawo Aadan Cameey: Haldoor taariikh ku reebtay waxbarashada gabdhaha Soomaaliya

Marxuumad Xaawo waxay ahayd aasaasihii iyo agaasimihii Xarunta Waxbarashada Gaalkacyo…

  • Puntland

    14-09-2026

  • 10:12AM