Madaxda dowlada Federalka iyo PL oo la hadley saxafada [Dhageyso]

Image
Image
Image

GAROWE 28 April, 2015 (GO)- Madaxweynaha dowlada Federaalka Somalia Xasan Shiikh oo maanta kasoo dagey magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey isaga booqasho sadex cisho qaadaneysa ku joogi doona halkaas.

Madaxweynayaasha dowlada Federaalka iyo Puntland ayaa saxaafada kula hadley aqalka madaxtooyada Garowe isaga oo sheegey in madaxda Puntland kala hadli doono sidii wadatshi looga sameyn lahaa Higsiga 2016.

Magaalada Garowe ayaa waxaa ka dhici doona wejiga labaad ee shirka dowladda dhexe ee federaalka iyo dowladaha qaybta ka ah federaalka. - 

Warar hoose ee Garowe Online heleyso ayaa sheegaya in kulankaan madaxda maamulada Somalia iyo dowlada Federaalka madaxweyne Xasan Shiikh uga faa'ideysan doono mowqif mideysan in laga gaaro qorshaha higsiga 2016 kasoo muddo yar ka dhiman tahay.

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM