Madaxweynaha PL iyo RW DF hambalyo u direy shacabka [Dhageyso]

Image

July 17, 2015 (GO)- Madaxwayne Gaas iyo Ra'iisul wasaare Cumar Cabdirashi  oo la hadlay Radio Garowe ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaliyeed munaasibad ciida Fitriga.

Labadaan mas'uul ayaa hambalyo u direy dhamaan shacabka Somalia iyo direy meel walba ay joogaan iyagoo u rajeeyey in farxad ku ciidaan.

Maalinta beri oo ah maalin ku beegan Ciidul Fitriga ayaa salaada ciida madaxweynaha Puntland Cabdiweli cali Gaas, Madaxda Jubbaland iyo Federaalka shacabka kula tukan doonaan Garoonka kubada cagta Mire Awaare ee Garoowe.

GAROWEONLINE

 

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM