Madaxweynaha PL oo shaaciyey inay berri soon tahay hambalyana u diray shacabka

Image

June 18, 2015 (GO)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu hambalyeeyey dadweynaha reer Puntland curashada bisha barakeysan ee Ramadan.

Gaas ayaa sidoo kale bulshada Puntland iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed uga baryey in uu sanakan sanadkiisa xiga ku gaarsiiyo barwaaqo, nabad iyo horumar.

Berri oo khamiis ah waxaa laga soomayaa inta badan dunida muslimka.

Deegaanno badan oo Soomaaliya ka tisran ayaa laga arkay bisha, waxaana kamid ah: Muqdisho, Burtinle, Hargeysa iyo Berbera.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM