Magalada Bosaso oo laga Roob doonay [Sawirro]

Image
Image
Image
Image
Image

12 Octobar, 2015(GO)-Waxaa maanta magalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari lagu qabtay banaanbax lagu Roob doonayay.

Waxaa ka qayb galay maamulka gobolka Bari, maamulka degmada Bosaso, saraakiil ciidan iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Goobta la isugu soo baxay waxaa laga soo jeediyay khudbado kala duwan oo bulshada loogu soo jeediyay cafis iyo ALLA bari.

Roob doon tan la mid ah ayaa lagu qabtay Garowe iyo goobo kale oo Puntland.

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM