Maxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirrada PL [AKHRISO]

Image

July 2, 2015 (GO)- Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland waxaa maanta looga hadlay xaaladda ammaanka, mashaariicda horumarineed ee ka soconaya guud ahaan gobollada Puntland, u diyaargarowga xuska August 1, arrimaha Gobollada dhexe, sharci ahaanshaha iyo meel marinta xeerarka heer federaal.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEED

War-saxaafadeed

Kowda Agoosto

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM