Maxay ka yiraahdeen shacabka Garowe shaqa joojinta lagu sameeyay VOA?

Image

29, Octobar, 2015(GO)-Shacabka ku nool magalada Garowe caasumadda Puntland ayaa arragtidooda ka dhiibta qaabka xukuumaddu u joojisay shaqada VOA-da.

Barnaamij ay qabatay Idaacadda Radio Garowe, ayaa bulshada uga qayb galeen khadadka telefonka, waxayna intooda badan ka soo horjeesteen xanibaadda lagu sameeyay laanta Afka Somalia ee VOA.

Shacabka ayaa tilmaamay inaysan dowladdu u marin sifo sharciga waafaqsan hakinta Idaacadaasi, iyagoo qaybtood soo jeediyeen in wasaaradda warfaafinta Puntland uga fadhiyaan waxyaabaha la tagayaan maxkamadda.

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM