Munaasabad Gen. Muxayadiin ku wareejiyey ciidamada [Dhageyso]

Image

Munaasabad uu Gen. Muxyadiin hubka iyo ciidanka ku wareejinayay oo ka dhacday xerada ciidamada ee Ligle ee duleedka koonfur bari Garowe waxaa ka qeyb galay wasiirka amniga,General Siciid Dheere, Saraakiil ciidan iyo Isimada gobolka Nugaal.

Heshiiskaan ayaa waxaa soo afjaradiisa ka qayb qaatey Ra'isal wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid, madaxweynaha Jubaland Axmad Madoobe iyo Issimada gobolka Nugaal.

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM