Nabadoon ku geeriyooday Garowe

Image

28 August, 2015 (GO)-Nabadoon Jaamac Samatar Surcad oo ka mid ah nabadoonada gobolka Nugaal ayaa Maanta ku geeriooday Magaalada Garowe ee Casumadda Puntland.

Jamac Ruug ayaa u geeriyoodey xanuun hayay muddooyinkii dambe, waxaana Caafimaad ahaan loo geeyay dalka India inkastoo markii danbe Puntland dib loogu soo celiyay.

Dhamaan ehelkii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday ayaa nabadoonka Tacsi u direy, waxayna ALLE uga baryeen inuu Naxariistiisa ugu deeqo.

GAROWEONLINE.

 

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM