P/land oo sharci darro ku tilmaantey mooshinka laga keenay Jubaland

Image

May 23, 2015 (GO)- Dowladda Puntland ayaa kasoo hor jeedsatey mooshinka qaar kamid ah xildhibaanda baarlammaanka Dowladda Federaalku ka keeneen barlamaanka dhowanta lasoo xuley ee Jubaland.

Qoraal kasoo baxay xafiiska af-hayeenka dowladda ayaa lagu sheegay in Puntland mooshinkaas u aragto mid sharci darro ah oo aan dastuurka waafaqsaneyn.

Qoraalkaas oo Garowe Online heshay nuqul kamid ah ayaa u qornaa sidan:

 

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM