PL oo ka digtey colaad ka dhalata dhismaha maamulka G. Dhexe [AKHRISO]

Image

June 20, 2015 (GO)- Dowladda Puntland ayaa mar kale ku celisey in hirgelinta nidaamka federaalka ee Soomaaliya laga weeciyey jidkii saxda ahayd.

Puntland ayaa sidoo kale sheegtay in maamulka Cadado lagu dhisayaa yahay mid horseedi doona colaad hor leh oo ka curata gobollada dhexe.

Arrintaas iyada ah waxay Puntland ku sababaysey dastuur la sheegay in maamulkaasi yeelan doono oo maalmo kahor magaalada Cadaado lagu ansixiyey.

Dastuurka waxaa ku qoran in xuduudda waqooyi ee maamulkaasi ku egtahay gobolka Nugaal, arrintaasoo sida Puntland cadeysey ah daandaasi qaawan.

HOOS KA AKHRISO QORAAL KASOO BAXAY MADAXTOOYADA PUNLTAND:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM