PL oo sheegtay in shirka Cadaado baal marsan yahay dastuurka

Image

June 18, 2015 (GO)- Golaha Wasiirrada Puntland oo maanta isugu yimid shirkoodii todobaadlaha ahaa ayaa ka hadlay shirka lagu dhisayo maamulka gobollada dhexe magaalada Cadaado ka socda.

Golaha Wasiirrada Puntland ayaa shirkaas ku tilmaamay mid dastuurka baal marsan islamarkaana horseedi doona colaad sokeeye oo kasoo cusboonaata gobollada dhexe.

Ergooyinka Cadaado ku shirsan ayaa shalay ansixiyey dastuurka maamulkaasi ku shaqeyn doono kaasoo dhigaya in xuduudda waqooyi ee maalmulka gobollada dhexe ku egtahay gobolka Nugaal.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM