​Puntland: Golaha wasiirrada oo kulmay

Image
Image
Image
Image

GAROWE- Kulan isugu yimaadeen golaha xukuumadda Puntland oo shir gudoominayay Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ku jirto booqashada todobaadkii hore caasumadda Puntland ku yimaadeen xubno kasocda beesha caalamka. 

Shirkan ayaa lagu sheegay inay beesha caalamku ogaadeen mowqifka shacabka Puntland iyo in lagu taaganyhay waxyaabihii lagu hishiiyay. 

Xaaladda abaaraha ayaa laga hadlay iyadoo warbixin laga dhagaystay guddiga arrintaasi loo xilsaaray, waxaana la cadeeyay inay jiraan degmooyin u baahan biyo dhaamis deg-deg ah.

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM