Puntland iyo UNICEF oo ka shiray adkeysiga cimilada iyo tamarta cagaaran

Image
Qadiyadan ayaa looga hadlay shir ka dhacay xarunta Wasaaradda Deegaanka, Daaqa, iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland.

GAROWE, Puntland - Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Daaqa, iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxman Maxamed ayaa kulan laqaatay madax ka socotay Ha'yada UNICEF.

Sidoo kale kulanka waxaa qayb ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda

Ujeedka Kulanku ayaa ahaa wada-shaqeynta Wasaaradda iyo UNICEF ee horumarinta adkeysiga cimilada iyo tamarta cagaaran, yareynta raadadka kaarboonka iyo u guurista tamarta cagaaran.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Ciidamada Puntland oo burcad-badeed ka badbaadiyey markab shidaal siday

Sida wararku sheegayaan, burcad-badeeddu waxay dalbanayeen madax-furasho dhan $3 milyan si ay u sii daayaan markabka.

  • Puntland

    29-09-2026

  • 12:18PM

Geerida Xaawo Aadan Cameey: Haldoor taariikh ku reebtay waxbarashada gabdhaha Soomaaliya

Marxuumad Xaawo waxay ahayd aasaasihii iyo agaasimihii Xarunta Waxbarashada Gaalkacyo…

  • Puntland

    14-09-2026

  • 10:12AM