Puntland oo dowladda federaalka ku dacweysay Beesha Caalamka

Image
Dalabkan ayaa waxaa lagu gudbiyey qoraal labo bog ah oo xafiiska madaxwayne Saciid Cabdullaahi Deni.

GAROWE, Puntland - Puntland ayaa beesha caalamka waxa ay ugu baaqdey inay wax ka qabtaan siyaasadeynta dowladda federaalka Soomaaliya ku hayso gargaarka deeq-bixiyeyaasha.

Dalabkan ayaa waxaa lagu gudbiyey qoraal labo bog ah oo xafiiska madaxwayne Saciid Cabdullaahi Deni uu u diray dhamaan daneeyeyaasha caalamka ee Soomaaliya.

Sidoo kale, Puntland ayaa waxay ku adkeysaneysaa in si caddaalad ah loo qaybiyo taageerada, iyada oo diiradda la saarayo maamul wanaagga iyo mas’uuliyadda maaliyadeed.

HOOS KA AKHRISO WARQADDA

May be an image of text

May be an illustration of ticket stub and text

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM