Puntland oo shaacisay sababaha ay uga baaqatay shirka Muqdihso [AKHRISO]

Image

July 30, 2015 (GO)- Shirka Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadley arrimo ay kamid yihiin, Xaaladda Amniga Puntland, Shirka High Level Partnership Forum ee Muqdisho , Xaaladda Degmada Taleex, Asteynta Maamul Wanaaga iyo xaaladda guud ee gobollada Puntland.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM