Puntland oo shaqada ka joojisey telefishinka SNTV

Image

May 19, 2015 (GO)- Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa lagu amray in la xiro xafiisyada telefishinka SNTV (Somali National TV) ee Puntland.

Qoraalkan oo uu ku saxiixan yahay wasiir ku-xigeenka wasaaradda Cabdullaahi Qoob-deero, waxaa lagu sheegay in sababta telefishinka loo xiray tahay kadib markii uu baahiyey war been abuur ah oo ku saabsan qaabka Puntland ugu gurmatey qaxootiga kasoo qaxaya dalka Yemen.


HOOS KA AQRISO QORAALKA:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM