Puntland oo soo dhoweysey go'aanka Jubaland xiriirka ugu jartey DF

Image

June 7, 2015 (GO)- Dowladda Puntland ayaa cambaareysey mooshinkii ka dhanka ahaa baarlammaanka Jubaland ee ay shalay ansixiyeen golaha wakiillada Dowladda Federaalka Soomaaliya.

War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Garowe ayaa lagu sheegay in go'aankasi ahaa mid sharci darro ah islmarkaana caqabad ku noqon kara dadaalka loogu jiro hirgelinta nidaamka federaalka ee Soomaaliya.

Puntland ayaa sidoo kale soo dhoweysey go'aanka Jubaland xiriirka ugu jartey Dowladda Federaalka Soomaaliya.

HALKAN KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA:

GAROWE ONLINE 

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM